Diyaaradda aan duuliye lahayn oo lagu weeraray guriga ra'iisul wasaaraha Israa'iil

Waxaa la sheegay in xilligaas uusan goobta joogin balse diyaaradda lala beegsaday hoygiisa

Tebin toos ah

  1. Madaxweynaha Iiran oo la sheegay inuu ku dhaawacmay duqaymihii Israa'iil

  2. Weeraradii ugu dambeyay ee Xuutiyiinta iyo sida ay ku soo gaareen heerka ay hadda joogaan?

  3. Maxaysan Israa'iil u ogolayn in deriskeedu Nukliyeer haystaan, halka ay ayadu haysato

  4. Trump iyo Netanyahu oo yeeshay kulan ay albaabbada u xiran yihiin iyo Xamaas oo digniin jeedisay

  5. Israa'iil oo weerar ku qaadday Xuutiyiinta Yemen

  6. Khamenei oo lagu arkay gudaha masjid markii ugu horreysay tan iyo dagaalkii Israa'iil

  7. "Turkiga iyo Israa'iil oo qarka u saaran in iska hor imaad uu dhex maro" -Financial Times

  8. Trump oo sheegay in Israa'iil ay oggolaatay shuruudaha ku xiran xabbad-joojin ka hirgasha Qasa

  9. Iiraan oo qaadday tallaabo laga baqayay oo ku saabsan nukliyeerka

  10. Khamenei: 'Waxaan Mareykanka ku dhufanay dharbaaxo adag'

  11. Maxay Iran ay si sahlan ugu lumisay maamulka hawadeeda ?

  12. Maxaan la ogeyn oo ka dhacay Qasa 12-kii maalmood ee dagaalka Iiraan iyo Israa'iil

  13. Halkee ayuu ku danbayn karaa xidhiidhka Iran iyo waddammada Khaliijka?

  14. Xabbad joojin ma soo afjari kartaa dagaalka Israa'iil iyo Iiraan, muxuuse yahay micnaha ereyga "xabbad joojin"

  15. Maxaa ka soo kordhay xabad-joojinta Iran iyo Israa'iil?

  16. Muxuu Bariga dhexe muhiim iyo istaraatiji ugu yahay dunida

  17. "Trump wuu kaftamayaa" Maxaa laga yiri hadalkiisii ahaa in la beddelo hoggaanka Iiraan?

  18. Maxaan ka ognahay xarumaha Nukliyeerka Iran ee Mareykanku weeraray?

  19. Sidee bay Iiraan uga jawaabi doontaa ka dib markii Maraykanku beddelay jihada colaadda?

  20. Maraykanka oo dhaqaajiyey diyaaradihiisa wax duqeeya ee qarsoodiga, halkeese la geeyey