You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Faransiiska oo qaadaya tallaabo aan horey loo arag oo ka dhan ah masaajidda
Tebin toos ah
Tebin toos ah
Waddamada Islaamka oo si adag uga fal celiyey Gubista Qu'aanka ee Sweden ka dhacday
Qoys 'dhaxal u heystay' imaamka masaajid caan ah oo maxkamad la geynayo
Turkiga iyo Sweden oo markale goradda isla galay
Maxay tahay tallaabada uu Erdogan qaaday ee sababtay in madaxweynaha Israa’iil uu luuqadda Turkiga wax kusoo qoro?
Nin haweenka Muslimiinta ah ku iibin jiray online-ka oo la maxkamadeynayo
Erdogan oo si adag uga jawaabay su'aal laga waydiyay Biden iyo Putin
Hadal-heyn ku saabsan gabar Soomaali ah iyo qarixii Istanbul
Booliska Turkiga oo shaaciyay xog cusub oo ku saabsan gabadhii qarxisay Istanbul
Qalab militari oo uu Turkiga muddo ka codsanayay Mareykanka oo uu hadda sameystay?
Tahriibeyaal Soomaali ah oo ku dhintay badda Giriigga
Hindiya oo hub u direysa Armenia si ay u xakameyso Turkiga iyo Pakistan
Armenia: 'Azrebaijan dhul kale ayey naga qabsatay'
Sida uu u dhacay weerar loo geystay masjid ku yaalla Minnesota
Xiisadda Turkiga iyo Giriigga: Maxaa dhex maray diyaaradaha dagaalka ee labada dal?
Fannaanad la xiray ka dib markii ay wax ka sheegtay dugsiyo diini ah oo uu Erdogan wax ka soo bartay
Maxay tahay sababta dalalka Afrika ay u iibsanayaan drones-ka Turkiga?
Erdogan oo safar dhulka ah ku galay Ukraine xilli uu dagaal socdo
‘Xilliga guurka waxaa nala weydiiyaa shahaada caddeyneyso inaan bikro nahay’
Biden oo ka hadlay dil argagaxa leh oo geystay dad Muslmiin ah
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu ka careysan yahay dilka afar nin oo Muslimiin ahaa oo lagu dilay gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka.
Booliska ayaa baarayaa in dilkan lala xiriiriyay in uu ahaa weerar.
Biden ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in uu aad uga murugooday dilka ka dhacay magaalada Albuquerque, wuxuuna sheegay in maamulkiisu uu si adag u garab taagan yahay shacabka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Mareykanka.
Booliska ayaa sheegay in qof lagu dilay halkaas Jimcihii halka laba qof oo kalena la dilay labadii toddobaad ee lasoo dhaafay.
Afarta qof ee muslimiinta ah ayaa kasoo jeeday koonfurta Asisa, waxaana lagu dilay weerar gaadmo ah.
Afhayeen u hadlay Muslimiinta gobolka New Mexico ayaa sheegay in dilkan uu argagax geliyay bulshada laga tiro badan yahay ee ku nool magaalada Albuquerque.