You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.

Take me to the main website

Diyaaradda aan duuliye lahayn oo lagu weeraray guriga ra'iisul wasaaraha Israa'iil

Waxaa la sheegay in xilligaas uusan goobta joogin balse diyaaradda lala beegsaday hoygiisa

Tebin toos ah

  1. Maxay ahayd fariintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga intii uu ku guda jiray booqashadiisa dalalka Khaliijka?

  2. Waa sidee awoodda ciidan ee dalalka Sucuudiga, Qadar iyo Kuwait, mase u babac-dhigi karaan gantaallada Iran?

  3. Walaac cusub oo soo kordhay iyo suurtagalnimada in gantaallada Iran gaari karaan Yurub?

  4. Wax ka ogow dalalka ka faa'iiday iyo kuwa ku khasaaray dagaaalka Iran

  5. Dagaalkii Karameh: Isbahaysigii Falastiin iyo Urdun ee la daagallanka Israa'iil

  6. Maxaan ka ognahay xudunta nukliyeerka ee Dimona ee koonfurta Israa'iil?

  7. Hanjabaaddii Trump oo dadka Iiraaniyiinta ah walaac ku abuurtay

  8. Sidee ayay Iiraan uga jawaabi doontaa waqtiga kama dambeysta ah ee uu Trump u qabtay?

  9. Trump oo qarka u saaran go'aanno adag iyadoo Mareykanku ay hor yaallaan xulashooyin adag oo ka dhan ah Iran

  10. Maxaa xalay ka dhacay magaalada Dimona ee Isreal, meel u dhow xarun Nukliyeer ka dib wearer Iran qaaday?

  11. Khasaare intee le eg ayay weerarrada Iiraan u geysteen saldhigyada uu Mareykanku isticmaalo?

  12. Maxay Iiraan ka yeeli doontaa saddex feyl oo uu gacanta ku hayay Cali Larijani?

  13. Waa kuwee hoggaamiyeyaasha ugu sarreeya Iran ee la dilay 18-kii maalmood ee lasoo dhaafay?

  14. Caqabadaha siyaasadeed ee Netanyahu ku wajahayo gudaha Israa'iil

  15. Maxaa ka hortaagan Xuutiyiinta Yemen inay ka qaybgalaan dagaalka Iran?

  16. Isbeddel: Adduunkii ma wuxuu u xuubsiibtay xaalad aan la isu tudhayn?

  17. Saaxiibbada Maraykanka oo welwelsan: "Trump ma hayo xal degdeg ah ama fudud oo ku saabsan colaada Iiraan''

  18. Cali Larijani: Xirfad siyaasadeed oo udub-dhexaad u ah xukuumadda Iran

  19. Kaalin intee la eg ayuu kaga jiraa dagaalka internet-ka howlgalka ka dhanka ah Iran?

  20. Iiraan oo qaaday tallaabooyin ay kaga hortageyso banaanbaxyda ka dhanka ah dowladda