You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.

Take me to the main website

Diyaaradda aan duuliye lahayn oo lagu weeraray guriga ra'iisul wasaaraha Israa'iil

Waxaa la sheegay in xilligaas uusan goobta joogin balse diyaaradda lala beegsaday hoygiisa

Tebin toos ah

  1. Abuu Cubayda: Ninkii wajiga duuban jiray ee Israa'iil xaqiijisay in ay dishay

  2. Maxaa laga ogyahay tirada madaxda kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ku dhintay duqayn ka dhacday Sanca?

  3. Xamaas oo oggolaatay Xabad-joojin iyo ilo-wareed ka tirsan kooxd oo BBC-da la hadlay

  4. Mareykanka oo joojiyay fiisooyinka dadka caafimaad ahaan ugasoo safra Gaza

  5. Maxaan ka ognahay hoggaamiyaha Falastiiniga ah ee Marwan Barghouti, oo wasiir Israa'iili ah ugu hanjabay xabsiga dhexdiisa?

  6. Nidaamka qarsoodiga ah ee Xamaas ay ku bixiso mushaaraadka dowladda

  7. Waa kuma wasiirkan Israa'iiliga ah ee ay muslimiinta sida weyn uga caroodeen fal uu dhawaan sameeyey

  8. Xamaas oo diidday inay hubka dhigto shuruud adagna ku xirtay

  9. Ingiriiska oo aqoonsanaya Falastiin iyo dalal Islaam ah oo doonaya inay Xamaas hubka dhigto

  10. Imaaraatka iyo Urdun oo gargaar hawada uga soo daadiyay Qasa

  11. Digniin: Ku dhowaad saddex meelood meel reer Qasa cunto ma cunaan

  12. Faranskiisa oo ku dhawaaqay inuu aqoonsanayo dowlad Falastiin leedahay

  13. 'Waxay bukaannada ku toogteen sariiraha' – BBC oo maqashay xasuuq ka dhacay isbitaalka Suweida

  14. Iiraan: "Dagaal ma doonayno, balse diyaar ayaan u nahay in aan Israa'iil weerarno"

  15. Waa kuma shiikha ah hoggaamiyaha ruuxiga ee Duruusiyiinta Suuriya

  16. Warrarkii ugu dembeeyey ee dagaalka koonfurta Suuriya oo ay dad nus malyuun ka badan ku dhinteen

  17. Maxay tahay beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya?

  18. Maxay Israa'iil isku mar u duqaysay wasaaradda gaashaandhigga iyo madaxtooyada Suuriya

  19. Ra'iisul wasaarihii hore ee Israa'iil oo shaaca ka qaaday qorshe Falastiiniyiinta la isugu geynayo "magaalo xero ah"

  20. Madaxweynaha Iiran oo la sheegay inuu ku dhaawacmay duqaymihii Israa'iil